Baarlamaanka 

Golaha Shacabka oo maanta akhrinta koowaad marsiinaya miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2021

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka oo todobaadyadii lasoo dhaafay aan isugu imaanin kulamadii caadiga ahaa, ayaa maanta kulan ku leh magaalada Mogadishu.

Ajandaha kulanka ayaa ah akhrinta koowaad ee Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2021 iyo akhrinta labaad ee Hindise sharciyeedka dhismaha dhiiragelinta maalgashiga.

Muddo xileedka Baarlamaanka ayaa ku eg 27 bisha december oo ay ka hartay 15 cisho kaliya.

Halkan kala soco kulanka..

Warar kale oo la xiriira