Warar 

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb

Ra’iisul wasaaraha xukumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Mudane Rooble, oo maalman ku sugnaa Garowe ayaa madaxda Galmudug kala hadli doono arrimaha doorashooyinka dalka ee la filayo inay dhacaan bilawga sanad cusub ee 2021.

Dowlad-gobolleedyada ayuu kala hadlayaa arrimaha la isku hayo ee doorashada, waxaana dhowaad uu tagay Baydhabo.

Halkan kala soco

Warar kale oo la xiriira