Warar 

Akhriso: Midowga Musharraxiinta oo sheegay inay ku soo biirayaan bannaan-baxyada

Golaha Midowga Musharraxiinta oo war saxaafadeed ka soo saaray bannaan-baxii shalay ka dhacay Mogadishu, ayaa si kulul u cambaareeyay rasaas ay shegeen in ciidanka dowladda Federaalka ay ku fureen dibad-baxayaasha.

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhaawacmay banaanbaxyada, halka kuwo kalena la xir-xiray.

Midowga Musharaxiinta ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu qaadanayo mas’uuliyadda, waxaana ay balanqaadeen in ay ku biiri doonaan dibad-baxyada soo socda.

Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeedka:-

Warar kale oo la xiriira