Warar 

Golaha Midowga Musharraxiinta oo cambaareeyay ciidamo la dul dhigay xarumaha qaar kamid ah hoggaamiyayaasha Midowga Musharraxiinta

Golaha Midowga Musharraxiinta oo soo saaray war-saxaafadeed ayaa cambaareeyay ciidamo uu sheegay in la dul dhigay xarumaha qaar kamid ah hoggaamiyayaasha Midowga Musharraxiinta iyo waddooyinka laga xiray shacabka magaalada Mogadishu.

Golaha ayaa hoosta ka xarriiqay in Madaxweyne Farmaajo uu qaadayo masuuliyadda ka dhalatay wax ay ku tilmaameen “Daan-daansiga dagaal iyo kicinta xaalad colaadeed”.

Halkan ka akhriso:

Warar kale oo la xiriira