Baarlamaanka 

Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland oo sheegay in Guddiga doorashada uusan heysanin sharciyada doorashada xildhibaannada Somaliland

Guddoomiyaha Aqalka Sare, siyaasiyiinta iyo odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Gobolada Waqooyi Somaliland oo maanta soo saaray war-saxaafadeed ayaa ka soo horjeestay jadwalka doorasho Aqalka Sare ee shalay uu soo saaray Guddiga doorashada heer Federaal.

Xubnahan ayaa sheegay in Guddiga uusan wax sharciyad ah u heysan qabashada doorashada xildhibaannada kasoo jeeda Somaliland.

Maamul goboleedyada iyo Musharaxiinta xilka Madaxweynaha ee 2021, bulshada rayidka iyo beesha caalamka ayaa loogu baaqay in la joojiyo qabashada doorasho aan guddiyadeeda iyo habraacyadeeda heshiis lagu aheyn, isla markaana aan si siman dalka uga qabsoomeyn.

Halkan ka akhriso:

 

 

Warar kale oo la xiriira