Warar 

Midowga Musharixiinta oo war ka soo saaray jadwalka doorashada Aqalka Sar eee uu shaaciyay Guddiga doorashada

Midowga Musharrixiinta Madaxweynaha oo soo saaray war-saxaafadeed ayaa cambaareeyay go’aanka guddiga doorashada heer Federaal ay ku shaaciyeen jadwalka doorashooyinka heer federal.

Golaha ayaa sheegay in talaabada guddiga uu u arko billowgii boobka doorashada heer qaran, taas oo uu madaxweynuhu ugu bareerayo abuuris xasarad siyaasadeed.

Waxaa ay uga digeen Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada inay ku kadsoomaan qabashada doorashooyin aan la isku raacsaneyn.

Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa shalay shaaciyay jadwalka doorashada ee Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka

Halkan hoose ka akhriso:-

 

Warar kale oo la xiriira