Baarlamaanka 

Xildhibaannada Baarlamaanka oo maanta akhrinta 2-aad marsiinaya Qoondada Miisaaniyadda sannadka 2021

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka ayaa maanta akhrinta 2-aad gelinayaa qoondada Miisaaniyadda 2021, si inta uusan dhammaan sanadkaan 2020 loogu codeeyo.

Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Miisaaniyadda ayaa maanta Golaha la wadaagaya aqrinta labaad.

Xildhibaannada ayaa todobaad ka hor la hor keenay miisaaniyadda, kaddib waxaa ay su’aalo ka weydiiyeen wasiirka maaliyada.

Halkan kala soco kulanka 

Warar kale oo la xiriira