Baarlamaanka Hirshabelle oo ansixiyay in dib-u-eegis lagu sameyn doono xilka masuulkii u hoggaansami waayo u yeerida Baarlamaanka
Xildhibaannada Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo maanta yeeshay kulankooda 13-aad ee kalfadhiga 1-aad ayaa ansixiyay qodob dastuuri ah oo kamid ...