Baarlamaanka 

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo qoraal digniin ah u diray Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa maanta ka digay heshiisyo ay shegeen in ay yihiin kuwo qarsoodi ah oo shidaal sahmin, baaris iyo qodis wada socdo ah ay wasaaradda batroolka la galeyso labo shirkadood oo laga leeyahay dalka dibadiisa.

Warka qoraalka ayaa loo kala diray madaxweynaha, labada gole ee Baarlamaanka, xeer-ilaaliyaha, hanti-dhowrka iyo madaxda dowlad-gobolleedyada, waxaa ay u digeen qandaraas shati bixin shidaal oo ay wasaarada Batroolka la galeyso shirkaddaha.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha’;

Warar kale oo la xiriira