Baarlamaanka 

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Khartuum

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiim Luqmaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan.

Guddoonka Baarlamaanka si rasmi ah uma faahfaahin ujeedka safarka Guddoomiyaha balse inta uu joogo magaalada Khartuum waxaa uu kulamo kale duwan la qaadan doona Jaaliyadda iyo Ganacstada iyo aradayda Soomaaliyed ee wax ka  barta dalkaasi Suudaan.

Halkan kala soco safarka Guddoomiyaha inta uu joogo dalka Suudaan.

Warar kale oo la xiriira