Warar 

Golaha midowga musharixiinta oo caawa kulan leh Mogadishu

Golaha midowga musharixiinta ayaa caawa kulan ku leh magaalada Mogadisho, kaddib markii xalay kulan ay la qateen madaxweynayaasha maamuladda Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Musharraxiinta ayaa ka arinsanaya xaaladdihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo caqabadaha weli ku hor gudban doorasho heshiis lagu yahay oo dalka ka dhacda.

Halkan kala soco kulanka… 

Warar kale oo la xiriira