Baarlamaanka 

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo maanta dib ugu laabtay Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb kaddib safaro shaqo oo uu ku tegay Mogadishu iyo dalka Turkey. 

Mudane Dr Maxamed, ayaa intii uu ku sugnaa Mogadishu waxaa uu kulamo looga hadlay xaaladda dalka gaar ahaan doorashooyinka uu la yeeshay, siyaaasiyiin iyo madaxda dowladda. 

Garoonka Diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb waxaa kusoo dhaweeyay mdaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug.

Warar kale oo la xiriira