Baarlamaanka 

Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur-Galbeed iyo ku-xigeenkiisa oo maanta kormeeray wasaarado

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dr Cali Saciid Faqi oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Mudane Maxamed Nur Maxamed Macalin, ayaa maanta howlo kormeer ah ku tegay qaar kamid ah wasaaradaha maamulka Koonfur-Galbeed si ay ugu kuur-galaan howlaha shaqadda wasaaraddaha.

Wasaaradaha ay booqdeen waxaa kamid ah Wasaaradda Qorsheynta, Wasaaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, 

Wasaaradda Kalluumeysiga, Wasaaradda Diinta iyo Arrimaha Awqaafta, Wasaaradda Dastuurka, iyo Wasaaradda  Gargaarka.

Hassan Istiila

Mogadishu, Somalia 

Warar kale oo la xiriira