Warar 

Shirka istaraatiijiyada Guddiga Doorashooyinka ee 5-ta sanno ee soo socota oo ka socda Mogadishu

Maalinta saddexaad ayuu galay shirka dib-u-eegista waxqabadka Guddiga Doorashooyinka iyo dajinta Istaraatiijiyadda 5-ta sannadood ee soo socoto.

Shirka oo ka socda magaalada Mogadishu ayaa waxaa ka qayb-galaya dhammaan hawl-wadeennada Guddiga, la taliyayaasha iyo Guddiyada kala duwan.

Berri ayaa lagu wadaa in lasoo afmeero shirka lagana soo saaro hiigsiga cusub iyo hir-gellinta doorasho Qof iyo Cod ah.

Warar kale oo la xiriira