Warar 

Akhriso: War-saxaafadeedka maanta ee Guddiga Hir-gelinta Doorashada Heer Federaal

Guddiga Hir-gelinta Doorashada Heer Federaal oo maanta soo saaray war-saxaafadeed ayaa soo jeediyay in ay tahay lagama maarmaan in ay dalka ka dhacdo, si deg-deg ahna loo xalliyo is-faham darrada soo jiitantey ee hakisay in doorashadu ku bilaabato waqtigii loogu tala galay.

“Guddiga madaxa bannaan ee Hirgelinta Doorashadu wuxuu markasta xeerinayaa wadajirka iyo heshiis dhex mara hoggaanka siyaasadeed ee dalka heerarkiisa kala duwan, iyadoo uu soo dhaweynayo dadaal kasta oo lagu xallinayo arrimaha taagan ee la xiriira doorashada.

Haddaba iyadoo waddanku uu ku jiro xaalad doorasho, ayna sarrayso diyaar garowga loogu jiro doorashada, guddigu”. 

Halkan ka akhriso 

Warar kale oo la xiriira