Baarlamaanka 

Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland oo maanta loo qeybiyay Hindise-Xereedka Diiwaan-gelinta Cod-bixiyaha

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan, ku xigeenka 1-aad Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman iyo ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoominayay fadhigii Baarlamaanka ee 24-aad oo ajandihiisa uu ahaa soo gudbinta Hindise-Xereedka Diiwaan-gelinta Cod-bixiyaha.

Xildhibaannada ayaa maanta loo qeybiyey Hindise-Xereedka si ay ugu sameeyaan akhrinta labaad, si waafaqsan xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada DPL muddo saddex cishe ah ka dibna la horkeeno Golaha si looga doodo.

Hassan Istiila 

Mogadishu, Somalia 

Warar kale oo la xiriira