Baarlamaanka 

Guddoonka Golaha Shacabka oo maanta faldhiga Baarlamaanka ka saaray senataradii Aqalka Sare

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulanka ka saaray senataraddii Aqalka Sare ee doonayay in ay ka qeyb-galaan fadhiga maanta, kaas oo madaxweyne Farmaajo uu u jeedinayo khudbad ku saabsan xaaladda dalka gaar ahaan doorashooyinka.

Guddoomiye Mursal ayaa sheegay in aanu kulanka aheyn mid wadajir ah, sidaas darteed ay bannaanka u baxaan Xildhibaanada Sanatarada ah. Xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa ku soo haray oo kaliya Xildhibaannada Golaha Shacabka.

Khudbada madaxweynaha ayaa hadda socota….

Halkan kala soco kulanka….

Warar kale oo la xiriira