Baarlamaanka 

Maxaa looga hadlayaa kulanka maanta ee xildhibaannada Golaha Shacabka?

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Mogadishu ku leh kulan looga hadlayo ajandayaal dhowr ah.

Ajandayaasha ayaa kala ah Akhrinta 3aad ee wax kabadelka sharciga Waxbarashada Heerka 1aad, 2aad iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Warbixin ku sahabsan wax – qabadkii 100 maalmood ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan kii ka horreeyay hortagay Baarlamaanka, isaga oo warbixin ka siiyay xaaladda siyaasadda dalka gaar ahaan doorashooyinka.

Halkan kala soco kulanka…

Warar kale oo la xiriira