Baarlamaanka 

140 xildhibaan oo hadda kulan ku leh Mogadishu oo ka doodaya xaalada dalka

Senator Ilyaas Hassan Ali, ayaa Kalfadhi.com u sheegay in hadda Hotel Jazeera uu ka socdo kulan ay ka qeyb-galayaan 140 xildhibaan oo ka kala socda labada aqal ee Baarlamaanka.

Kulanka ayaa looga hadlayaa xaaladda siyaasadda ee dalka, madaama uu dhammaaday muddo-xileedka madaxweynaha.

Xildhibaannada ayaa si gaar ah uga hadlaya xaaladda doorashooyinka. 

Halkan kala soco kulanka ….

Warar kale oo la xiriira