Baarlamaanka 

Caawa maxey ka wadda-hadleen madaxweyne Farmaajo iyo Guddoonka Baarkamaanka?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa caawa kulan la yeeshay Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladaha dalka, gaar ahaan waxaa diirrada lagu saaray arrimaha doorashooyinka.

Madaxda wali faah-faahin kama bixin kulanka balse berri Ra’iisul wasaaraha ayaa Baarlamaanka u jeedin doona khudbad ku saabsan wax-qabadkiisa boqolka maalmood.

Hassan Istiila

Mogadishu, Somalia 

Warar kale oo la xiriira