Baarlamaanka 

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo soo dhoweeyay in shirka wadda-tashiga doorashooyinka lagu qabtay Mogadishu

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta soo saaray war-saxaafadeed ayaa soo dhoweeyay soo-jeedinta Dowlad Goboleedka Puntland ee ah in shirka wadda-tashiga doorashooyinka lagu qabto magaalada Muqdisho, ayna kasoo qayb galaan dhammaan saamilayda siyaasadda iyo Bulshada rayidka ah.

Guddoomiyuhu wuxuu kaloo ku baaqay in la wada ilaaliyo nabad galyada iyo xasilloonida dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Halkan ka akhriso war-saxaafadeedka

Warar kale oo la xiriira