Baarlamaanka 

Ra’iisul Wasaare Maxamed Rooble oo maanta hortagaya Golaha Shacabka ee Baarlamaanka

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hortagaya Golaha Shacabka si uu Baarlamaanka ugu sharxo waxyaabaha u qabsoomay Boqolkii maalmood ee ugu horeeyey ee xukuumadiisa.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay maalin ka hor buug hadlaya waxqabadka Maamulka uu ra’iisul wasaaraha ka yahay Rooble.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay kulan la yeeshay Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka.

Halkan kala soco kulanka…

Warar kale oo la xiriira