Warar 

Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay shir deg-deg ah sidoo kalena taageeray in shirka doorashooyinka lagu qabto Mogadishu

Midowga Musharaxiinta oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa ku baaqay in shir deg-deg ahay isugu yimaadaan dhammaan saamilayda siyaasaadeed ee dalka si looga wada hadlo hirgelinta heshiiskii doorashooyinka ee 17ka bisha September.

Golaha sidoo kale waxaa uu sheegay in taageersanyahay soo jeedinta Dowlad Goboleedka Puntland, Jubbaland iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee ahaa in shirka loogaga hadlayo arrimaha doorashooyinka lagu qabto Muqdisho, lana ballaariyo ka soo qeyb galayaasha, Beesha Caalamkana ay goobjoog ka noqoto.

Halkan ka akhriso

Warar kale oo la xiriira