Baarlamaanka 

Akhriso: Ujeedka go’aanka Guddoonka Aqalka Sare ee ku aaddan magacaabista xuno kamid noqonaya Golaha Adeegga Garsoorka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa 30 kii bishii December ee 2020 xeer madaxweyne oo tirsigiisu yahay Lr. 357 ku magacaabay todobo xubnood oo kamid noqonaya Golaha Adeegga Garsoorka dalka.

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Caashi oo maanta soo saaray warsaxaafadeed ayaa sheegay in habraaca uu baalmarsanyahay Dastuurka KMG oo xeerinaya in ay soo magacaawdo xukuumadda federaalka oo heysata awood sharci ah sida ku cad qodobka 112aad ee Dastuurka. 

Sidoo kale Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay in Xeerka Madaxweyne aanu laheyn wax raad sharci ah oo xubnaha magacaaban si sharci ah ugu howlgeli karaan.

Halkan ka akhriso 

 

Warar kale oo la xiriira