Baarlamaanka 

Guddomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka oo maanta gaaray magaalada Baydhabo

Guddomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabduwali Ibraahim Sheekh Muudey, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo.

Guddoomiye ku-xigeenada 1-aad iyo labaad ee Baarlamaanka dowlad-gobaleedka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya, ayaa wafdiga kusoo dhoweeyay magaalada.

Socdaalka wafdiga ayaa lagu sheegay is-xog-wareeysi ku saabsan xaalada siyaasadeed ee dalka iyo midda dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed, waxaana uu kulamo la yeelan doono madaxda maamulka oo ugu horeeyo madaxweynaha iyo guddoonka Baarlamaanka.

Warar kale oo la xiriira