Baarlamaanka 

Guddiga xeer hoosaadka Baarlamaanka Hirshabelle oo maanta kulan yeeshay

Guddiga xeer hoosaadka, anshaxa xasaannada iyo daryeel Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee magaalada Jowhar. 

Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Ahmed Bariise Xayday, ayaa shir-guddoominayay kulanka oo looga hadlay ajandayaasha kala ah:

1 Dejinta qorshe howleedka Guddiga.

2 Diyarinta warbixinta Guddiga.

3 Fahamka waajibadka iyo howlaha Guddiga iyo xeer hoosaadka.

Warar kale oo la xiriira