Baarlamaanka 

Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug oo la kulmay wasiirka gaashaandhigga iyo saraakiil ciidan

Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal iyo Guddoomiye ku-xigenka 1-aad ee Baarlamanka, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga XFS Md. Xasan Xaaji, Guddoomoyaha Maxkamadda sare ee CQS Col. Maxamuud Axmed Xasan , Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee CQS Col. Xasan Calinuur Shuute, Taliyaha Nabad Sugida Galmudug Gaashaanle sare Mahdi cumar muumin’ Taliyaha Qaybta 21-aad Gen: Maxamed Cadoow Cali  iyo qaar kamida saraakiisha Ciidamada qalabka sida.

Kulanka ayaa looga hadlay xaalada guud Galmudug iyo mudadii halka sano aheyd wax yaabihii u qabsoomay Galmudug iyo sidii Deegaanada Galmudug loo gaarsiin lahaay Dowladnimada.

Warar kale oo la xiriira