Warar 

Akhriso: War murtiyeedka shirkii Hotel Decale (Bannaan bixii jimcaha oo dib loo dhigay)

Kulan u dhexeeya Ra’iisul Wasaare Rooble, Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle ayaa maanta lagu qabtay hotel Decale ee magaalada Muqdishu.

Kulanka oo looga hadlayay xaaladda siyaasadda ee dalka, ayaa laga soo saaray ilaa iyo lix qodob oo uu kamid yahay in dib loo dhigay banana bixii jimcaha ay dhigi lahaayeen musharraxiinta.

Dowladda Federaalka ayaa sheegtay inay k xuntahay wixii dhacay 19 Febraayo isla markaana ka tacsiyadeyneyso, iyadoo Guddi madax bannaan loo saaray, kuwaasoo baaritaan ku sameeya wixii dhacay.

Halkan hoose ka akhriso:-

Warar kale oo la xiriira