Warar 

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta kulan la qaadan doona Midowga Musharraxiinta

Midowga Musharixiinta ayaa goor dhow gaaray Decale Hotel ee Muqdisho oo uu ka furmi doono shir u dhaxeeya Midowga Musharixiinta iyo Raa’iisul Wasaare Rooble.

Kulanka ayaa looga hadli doono xaaladda cakiran ee uu dalku marayo, gaar ahaa banaanbaxyada iyo doorashooyinka. 

Halkan kala soco kulanka… 

Warar kale oo la xiriira