Golaha Shacabka oo ansixiyay laba xubnood oo kamid noqonaya Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Barlaamanka Federaal-ka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa-Hargeysa, ayaa ansixiyay labo xubnood oo kamid ...