Baarlamaanka 

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamanka Somalia oo ku geeriyooday Muqdisho

Magaalada Muqdishu manta waxaa ku geeryooday Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble (Casoowe), oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan  Axmed Dhimbiil Rooble Canshuur ayaa la sheegaya inuu u geeriyooday xanuunka Coronavirus sida laga soo xigtay xubno ka tirsan eheladiisa.

Marxuumka deegaan doorashadiisu aheyd Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya oo asal ahaan uu ka soo jeedo.

Warar kale oo la xiriira