Warar 

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo maanta Muqdishu kusoo dhoweeyay Axmed Madoobe

Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, wasiiro iyo dadweyne kala duwan ayaa maanta Muqdishu kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Shirka dhammeystirka heshiiska doorashada ee 17 September, ayaa todobaadkan lagu wada in uu ka dhacayo Magaalada Mogadishu. 

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo hoggaamiyaha Puntland ayaa horay u diiday ka qeyb-galka shirka balse beesha caalamka ayaa dhinacyada ku qancisay muhiimadda shirka.

Warar kale oo la xiriira