Warar 

Akhriso: Madaxweynaha Puntland oo ku soo jeeda Muqdisho iyo halka uu degi doono

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho,  si uu uga qeyb-galo shirka dhammeystirka heshiiskii 17 Sept ee arrimaha doorashooyinka.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa shalay magaalada yimid, isagoona isla xalay kulamo ka bilaabay Muqdishu. Puntland iyo Jubbaland oo horay shuruud ugu xiray ka qeyb-galka shirka ayaa hadda diyaar u noqday ka qeyb-galka shirka.

Warar ayaa sheegaya in mudane Saciid Deni uu degi doona deegaan ku yaalla gudaha garoonka diyaaradaha, halkaas oo shalay la dejiyay Madaxweynaha Jubbaland.

Halkan kala soco wararka la xiriira…

Warar kale oo la xiriira