Warar 

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo kulan la leh Midowga Musharaxiinta

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa xiligan gudaha Xalane kulan kula leh xubnaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka.

Kulanka ayaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka, gaar ahaan shirka dhowaad ka furmaya magaalada Muqdishu. 

Midowga Musharraxiinta ayaa dhowaad Xukuumadda ka dalbaday in laga qeyb-geliyo shirka doorashooyinka balse Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay in uu kala soo tashan doonto madaxda kale ee dowladda taas oo keentay in wadda-hadaladii mucaaradka iyo Xukuumadda uu burburo.

Halkan kala soco kulanka…

Warar kale oo la xiriira