Warar 

Golaha Badbaadada Qaranka oo maanta loogaga dhawaaqay magaalada Muqdisho

Hoggaamiyayaasha Puntland, Jubbaland, Midowga Musharraxiinta iyo Golaha Siyaasadda ee Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay Muqdishu ayaa ku dhowaaqay madal loogu magac-darray Madasha Badbaado Qaran.

Ujeedka madasha ayaa ah in dalka ay ka dhacdo doorasho wada-oggolol iyo ilaalinta xasiloonida siyaasadda sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madasha.

Golaha Badbaadada Qaranka ayaa waxaa Guddomiye looga dhigay Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Warar kale oo la xiriira