Baarlamaanka 

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo xildhibaanno oo maanta Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay madaxweyne ku-xigeenka maamulka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kusoo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid

Sidoo kale soo dhaweynta Madaxweyne ku xigeenka Galmudug waxaa ka qeyb-galay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Wasiiro, Maamulka Degmada iyo qeybaha kale Bulshada ee magaalada Dhuusamareeb.

Mudane Ciid ayaa ku sugnaa magaalada Muqdishu oo ay dhowaan ka socdeen kulamo la xiriira arrimaha doorashooyinka heer federal.

Warar kale oo la xiriira