Warar 

Maanta Muqdishu waxaa ka furmaya wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir

Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir ayaa maanta ka furmaya Hotelka Decala ee Garoonka Aadan cadde.

Shirkan wajigii 1aad ayaa horay uga dhacay Baydhabo, waxaana shirkaasi kasoo baxay go’aanno la xiriira arrimaha doorashooyinka.

Shirkan ayaa wuxuu hordhac u yahay Shirka Madaxda Federaalka, Madaxda Dowlad Goboleedyadda iyo Gobalka Banaadir oo la filayo in dhawaan uu Muqdisho ka furmo.

Warar kale oo la xiriira