Warar 

Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka oo Muqdishu kusoo dhoweeyay madaxweynaha Koofur Galbeed oo Muqdisho

Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo wasiiro ayaa maanta magaalada Mogadishu kusoo dhoweeyay madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen).

Shirka u dhaxeeya dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maalinta berri ka dhici doona Xarunta Afisyooni.

Saaxiibbada Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujinaya mira dhalka shirka, iyagoona ugu baaqay madaxda dowaldda in ay ka shaqeyaan sidii ay u qabsoomi laheyd doorasho xor iyo xalaal ah.

Hassan Istiila
Mogadishu, Somalia

Warar kale oo la xiriira