Warar 

Shirka arrimaha doorashooyinka ee u dhexeeya madaxda gobolada iyo federaalka oo maanta ka furmaya Muqdishu

Garoonka ciidamada cirka ee Afisyooni ee magaalada Muqdisho maanta waxaa ka bilaabmaya shir laba maalmood ah oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka.

Shirka waxaa la filayaa in ay ka qeyb-gallaan dhammaan madaxda maamul-gobolleedyada, Gobolka Banaadir, Ra’iisul Wasaaraha iyo laba madaxweyne ooh ore.

Hase yeeshee Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa shaki la gelinayaa ka qeyb galkooda shirka maanta, waxaana la isku hayaa ajandaha shirka.

Halkan kala soco wararka la xiriira shirka….

Warar kale oo la xiriira