Warar 

Dowladda oo soo bandhigtay qodobadii ay isku raaceen Guddigii Farsamada ee dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay soo bandhigtay Qodobadii ay isku raaceen Guddigii Farsamada ee dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ee 15-16 Febraayo ku shiray Magaalada Baydhabo.

War-murtiyeedka kasoo baxay shirka Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga ay si qoto dheer uga doodeen sidii doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha ugu qabsoomi laheyd muddo cayiman.

Halkan ka akhriso:

Warar kale oo la xiriira