Baarlamaanka 

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka oo maanta kulan yeelanaya

Xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan leh magaalada Muqdishu, ayaa ka doodaya caaqbuqa COVID-19, kaasi oo si weyn dalka u saameeyay, iyadoo ay jiraan Kiisas hor leh oo la diiwan galiyay.

Farriin xalay loo diray xildhibaannada ayaa u qorneyd sidan “Berri oo Sabti ah oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 27 March 2021 waxaa xildhibaanada lagu war galiyay in uu jiro kulan weynihii Golaha Shacabka, waxaana farriin loo diray Xildhibaanada, iyadoo lagu war galiyay in 09:00 subaxnimo ay soo xaadiraan”.

Dalka ayaa wali ku jira xayiraada, iyadoo ay xiranyihiin goobaha waxbarashada.

Halkan kala soco kulanka..

Warar kale oo la xiriira