Baarlamaanka 

Guddoomiye Mursal oo shan kulan ka ganaaxay 15 Xildhibaan (Akhriso Magacyada)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa 15 xildhibaan ka joojiyo in ay kasoo qeyb-galaan fadhiyada Baarlamaanka muddo shan kulan ah, kaddib markii lagu eedeeyay in ay is-hortaag ay ku sameyeen fadhigii maanta.

Kulankii maanta ayaa u baaqday kooram la’aan iyo buuq kaddib markii xildhibaanno ku sugnaa kulanka ay sheegeen in ajandihii la isku oggaa lagu hoos waddo ajanda kale oo muddo kordhin ah.

Halkan ka akhriso

Warar kale oo la xiriira