Warar 

Madaxda maamul-gobolleedyada oo maanta shirk u leh magaalada Muqdishu

Maanta magaalada Muqdishu waxaa ka furmay shir u dhexeeya shanta madaxweyne maamul-gobolleed, kuwaas oo ka shiraya xaaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha Doorashada iyo xal u helista caqabadaha hortaagan qabsoomida Shirkii loo balansanaa ee  doorashada.

Shirka ayaa la filayaa in laga soo saaro war-saxaafadeed, sida xubno ku dhow dhow shirka ay shegeen.

Halkan kala soco…

Warar kale oo la xiriira