Warar 

Akhriso: Madaxda Maamul Goboleedyada oo gaaray heshiis hordhac ah

Hoggaamiyaasha maamul goboleedyada oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ku shirsanaa magaalada Muqdishu, ayaa gaaray heshiis hordhac ah.

Madaxda ayaa ku heshiiyay in la sii ambaqaado heshiiska doorashada oo muddo hakad ku yimid iyo kulamo guud lala yeesho xubnaha Madasha Badbaado Qaran oo dhawaan Muqdisho looga dhawaaqay.

Kulanka waxaa ka qeyb-galay madaxda maamul goboleedyada Puntland, Galmudug, Hir-Shabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.

Halkan kala soco kulanka…..

Warar kale oo la xiriira