Warar 

Akhriso: Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta la kulmi doono madaxda maamul Goboleedyada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta magaalada Muqdishu kula kulmi doono madaxda maamul goboleedyada, si ay uga wadda-hadlaan arrimaha doorashooyinka iyo sida uu u dhici lahaa kulanka guud ee loogaga hadlayo arrimaha doorshooyinka.

Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa lagu wadaa inuu furmo berri oo Talaado ah iyadoo looga hadli doonaa xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka soo socda.

Halkan kala soco kulanka maanta….

Warar kale oo la xiriira