Baarlamaanka 

 Golaha Shacabka ee Baarlamanka Somaaliya oo maanta kulan xasaasi ah ku leh Muqdishu

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Somaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah magaaalada Muqdishu ku yeelanaya kulan xasaasi, kaddib markii laba maalmood ka hor uu baaqday kulankooda.

Fariimo xalay telefoonada loogu diray Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa lagu sheegay inuu beri jiro kulanka baarlamanka oo loogana hadlayo ajandayaal ay ka mid yihiin.

saddex ajende ah oo kala ah:-

1- Covid-19

2-U codeyn laba xubnood oo guddiga M/B ee Xuduudaha

3- iyo U codeyn sharciga Qaxootiga Qaranka.

Xildhibaannada mucaaradka iyo musharraxiinta ayaa shaki badan ka muujinaya kulanka maanta, iyagoona saadaalinaya in uu ku hoos qarsanyahay muddo kordhin loo sameeyo dowladda.

Halkan kala soco kulanka….

Warar kale oo la xiriira