Warar 

Jubbaland iyo Puntland oo ku eedeeyay madaxda dowlada inay xaggal-daacinayaan shirka Muqdisho

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa madaxda dowladda ku eedeeyay in ay xaggal daacinayaan qabsoomidda shirkii loo fadhiyey in uu ka dhaco maalada Muqdishu.

Halkan ka akhriso

Warar kale oo la xiriira