Warar 

Xabiibo Maxamed oo sharraxaad ka bixisay sababta dhallinyarada wax-baratay aqoontooda aysan waxba u beddelin

Xabiibo Maxamed, oo kamid ah dhallinyarada wax-baratay oo magaalada Muqdishu uga qeyb-galeysay dood cilmiyeed, ayaa ka jawaabtay sababta dhallinyarada wax-baratay aqoontood aysan waxba ka beddelin caqabadaha badan ee heysto dalka Soomaaliya.

Sababta aqoonta dhallinyarada ay wax u beddeli weyday waxaa ay tahay, ma heystaan deegaankii ku haboonaa. Deegaanka aan joogo waa mid dhaqaalo badan uu ku hor gudbanyahay siyaasada” ayey tiri.

Xabiibo oo ka hadleysay xalka ayaa sheegtay in markii caqabadahaasi oo dhan ay meesha ka baxaan ay dhalinyarada fursad u heli doonaaa in aqoontooda ay wax ku beddelaan.

Hassan Istiila
Mogadishu, Somalia

Warar kale oo la xiriira