Warar 

Akhriso: War-saxaafadeed ay wadajir usoo saareen Puntland iyo Jubaland oo ku saabsan shirka doorashada

Madaxwynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay in aysan oggoleen in heshiis laga gaaro doorashada, iyadoo ay xusid mudantahay in dowladda ay labada maamul ku eedeysay in ay masuul ka yihiin fashilka ku yimid shirka.

Halkan ka akhriso

 

Warar kale oo la xiriira