Warar 

QM, Midowga Yurub, IGAD iyo Midowga Afrika oo qoraal wadajir ka soo saaray arrimaha Soomaaliya

Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, IGAD iyo Midowga Afrika oo maanta soo saaray war-saxaafadeed ayaa madaxda dowladda ugu baaqay in ay dib ugu laabtaan wadda-haddalada arrimaha doorashooyinka.

Ururada ayaa mar kale ku celiyay inay ixtiraam u hayaan madax bannaanida dhuleed, midnimada iyo madax bannaanida siyaasadeed ee Soomaaliya, waxaana ay uga baaqeen hoggaamiyeyaasha siyaasadda inay tanaasul ka muujiyaan arrimaha taagan iyo in aan la qaadin tallaabo dib u dhigi karta xasiloonida Soomaaliya.

Halkan ka akhriso 

Warar kale oo la xiriira